(Daawo Sawirro) Jen. Subagle oo xilka ku wareejiyey Taliyaha cusub ee ciidamada AMISOM

Jen. Cusmaan Nuur Subagle oo ahaa Taliyihii Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa xilka ku wareejiyay Gen. Jim Besigye Owoyesigire oo noqonaya Taliyaha cusub Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya. Munaasabadda xil wareejinta oo ka dhacday xarunta ugu weyn AMISOM ee Muqdisho (Xalane) ayaa waxaa xilka ku kala wareegay Jen. Subagle oo ka soo jeeda Jabuuti iyo … Continue reading (Daawo Sawirro) Jen. Subagle oo xilka ku wareejiyey Taliyaha cusub ee ciidamada AMISOM